Month: July 2022

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH IYO DHIGGIISA DALKA ERETERIYA MAXAY KUHESHIIYEEN.

Muqdisho, Luulyo 12, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay afar maalmood ku joogay waddanka Ereteriya ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Booqashada Madaxweynaha ayaa salka ku haysay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal iyo u kuur-galidda xaaladda guud ee ay ku sugan yihiin ciidamada Soomaaliyeed ee …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH IYO DHIGGIISA DALKA ERETERIYA MAXAY KUHESHIIYEEN. Read More »

Ordugan muxuu ku badeshay ku biirista Sweden iyo Finland midowga NATO.

Dowlada Turikiye ayaa ogaalaatay 28 June in Sweden iyo Finland ku biiraan midowga NATO, ka dib wada hadalo ay ku yeesheen dalka Spain Magalada Madrid ayaa Saddexda wadan waa Sweden,Finland iyo Turike ku gaaraan heshiis in Finland iyi Sweden ku biiran Midowga NATO. Xoghaya Midowga NATO ayaa warsaxaafeedeed uu qabtay ku yiri ” waxaa i …

Ordugan muxuu ku badeshay ku biirista Sweden iyo Finland midowga NATO. Read More »

Shinzo Abe Geeridiisa kadib maxaa ka og tahay siyaasadii uu isticmaalay ee wadankiisa ka soo saartay godkii dhaqaale xumada.

Raysal wasaarihii hore ee wadanka Jaban Shinzo Abe ayaa la toogtay maalintii jimcaha ayd asagoo taageerayaashiisa kula hadlaya meel fagaare ah. Ninka toogtay ayaa labo xabadood ku dhuftay kuwaas oo ka haleelay dhanka wadnaha. Abe ayaa xukunka qabtay sanadkii 2005 – 2006 xiligaas oo uu noqday Raysal wasaarihii ugu da’da yaraa tan iyo dagaalkii labaad …

Shinzo Abe Geeridiisa kadib maxaa ka og tahay siyaasadii uu isticmaalay ee wadankiisa ka soo saartay godkii dhaqaale xumada. Read More »

Waa sidee Xaaladda Maciishada Rer Puntland

Garowe, Puntland- Somalia, Mudoooyinkii ugu danbeeyey waxaa sare u kac dhanka maciishada ah laga dareemayey Suuqyada waaweyn iyo guud ahaan deegaanadda Puntland. Qeybaha ugu waaweyn ee ay saamaysay sare u kaca maciishada ayaa waxaa ka mid ah Raashinka iyo cunadda daruuriga ah sida Bariiska, Burka, Saliid iyo shidaalka oo dhammaantood laga soo dhoofiyo wadanka dibadiisa. …

Waa sidee Xaaladda Maciishada Rer Puntland Read More »

Baarlamaanka Puntland ayaa Mar kale iska diiday talaabadii uu Said Abdullahi Deni Qaaday.

GAROWE, PUNTLAND- SOMALIA, Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa maanta mar kale iska diiday in ay meel mariyaan xubnaha Maxkamadda Sare ee uu dib u Magacaabay Madaxweynaha Puntland Said Abdullahi Deni Codka Baarlamaanka uu qaaday ayaa 30 ka mid ah diiday dib u magacaabida uu madaxweynuhu Sameeyey halka 3xubnood ka horyimid, 7 kale oo xildhibaanada ka …

Baarlamaanka Puntland ayaa Mar kale iska diiday talaabadii uu Said Abdullahi Deni Qaaday. Read More »

Boris Johnson: Raysal Wasaarihi Ingiriiska oo is Casilay

Lodon, Britain- Raysal Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa Maanta oo Khamiis ah Taariikhduna ku beegan tahay 7-Jul-2022 iska casilay Xilka Raysal Wasaare ee dalkaas iyo Hogaaminta Xisbiga Consverative. Waxaana la filayaa in uu dalku yeesho Raysal Wasaare Cusub. Iscajilaada Boris Johnson ayaa timid ka dib markii ay iscajileen ku dhawaad toboneeyo Wasiiro ah oo ka …

Boris Johnson: Raysal Wasaarihi Ingiriiska oo is Casilay Read More »